Iskuul Lagu Baranayo Sameynta Toortaha Oo Laga furay Baydhabo.

0
59

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Iskuulka FM Sweets and Cake Ee laga hirgeliyey Magaalada Baydhabo ayaa waxaa lagu baran doonaa sameynta waxyaabaha Macmacaanka Sida Doolshada, Toortada iyo kuwa kale iyadoona dadka mudo kooban lagu bari doono

Dah-furka Xaruntan ayaa waxaa ka qeyb galay Maamulka Iskuulka iyo Ururada Deegaanka iyadoonaa halkaasi lagu soo Bandhigey Ahmiyada iskuulkan leeyahay

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here