Iskuul Lagu barto Far qurxinta Oo Laga Furey Magaalada Baydhabo.

0
63

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Al-Nujuum Academy Of languages & Science ee Magaalada Baydhabo ayaa ka mid ah goobaha waxbarashada lagu barto far qurxinta sida loo horumariyo waxbarashada Adayda iyadoo la siinayo Maadooyin kooban kuwaas oo kor loogu qaadao Fahamka aqoontooda iyo qurxinta Farta.

Warkung waliba nig haaye Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here