Iskuul lagu baranayo Caafimaadka iyo Luuqadaha Oo laga hirgeliyey Degmada Bardaale.

0
37

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Berdaale ee Gobolka Baay Waxaa lagu qabtey Munaasabad lagu daahfureyey Ogaal Professional College oo lagu baranaayo Caafimaadka Luuqadaha iyo Madooyin kale,Waxaana Munaasabadda kasoo qeyb galey Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Berdaale ,Dhaqaatiir, Dhallinyaro, Haween ,Odayaal iyo marti sharaf kale

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here