Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada KGS oo ka Duulaysa Horumarinta Adeegyada Waxbarashada ayaa maanta Xariga ka jartay Iskuulka New Lafolle, waxaana baahi aad u weyn u qabay Bulshada.
Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha Hoose iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Waxbarashada oo ay Wehliyaan Gudoomiyaha Degmada Afgooye,Kormeeraha iyo Gudoonka waxbarashada Gobolka iyo Maamulka Deegaanka Lafoole ayaa ka qeybgalay Xarig-jarka.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi