Iskuul ku Burburay Fatahaada ka dhacday Magaalada Baydhabo

0
86

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Fatahaadii ka dhacdey Magaalada Baydhabo ayaa ahayd midi ugu darneyd ee Deegaanka soo marta waxay Saameyn adag ku yeelatey Noloshada kumanaan Qoysas Adeegyada Bulshada isku socodka dadka iyo Gaadiidka goobaha sida weyn uu Roobku u saameeyey waxaa kamid ah Iskuulada oo adkaatey in Ardeydu aadaan

Iksuulka Carafaad wuxuu kamid yahy Iskuulada u dhow Bohosha biyaha sida xoogan u marayaan iskuulka ayaa dumey qeybo kamid ah Derbiyada Albaabka waxaa baaba,ay wixii Agab halkaas ku jirey qaarkoodna daadku qaadey waxaana dhigata inka badan Kun Ardey danyar u badnaa.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here