Iskuduwaha Waxbarashada ee Magaalada Dhoobley oo ka warbixiyay wax qabadka Wasaaradda.

0
144

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada ee Dowlad Goboleedka Jubbalaand ayaa Mudooyinkii danbe xoogga saaraysay Tayenta iyo kor u qaadista Waxbarashada Deeganada Jubbaland.

Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ka mid ah meelaha ay Wasaaradda Waxbarashada ka hirgalisay Iskuulo si lacag la’aan ah ubadka wax loogu baro.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here