Iskuduwaha Arimaha Samafalka Gobolka Bakool Oo ka warbixiyey kulan uu la qaatay Hay’addaha ka howgala Magaalada xuddur.

0
154

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulankan oo qaatay saacado badan ayaa dhaxmaray Iskuduwaha Arimaha Samafalka Gobolka Bakool, Hay’addaha ka shaqeeeya Arimaha Gargaarka ee ku sugan Magaalada Xudur ee Xaruunta Gobalka Bakool, Maamulka degmada iyo kan gobalka bakool.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here