Isku duwaha Wasaaradda Waxbarashada KG ee Degmada Xudur Oo fariin udiray Waalidiinta Carruurtooda ku jira waxbarashada

0
200

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Kulan dood wadaag ahaa oo looga hadlaayey waxyaabaha dib u dhigaa waxbarashada ardeyda ayaa waxaa lagu qabtay Degmada Xudur ee Xarunta gobolka Bakool.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeyb galay Maamulka iskuulada Degmada, maamulka waxbarasha gobolka iyo kan Degmada Xudur, aqoon yahano, maclimiin, isku duwaha wasaaradda waxbarashada kg ee Degmada Xudur iyo Masuuliyiin kale.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here