Isku aadka wareega 16aad ee  Champions League oo la soo saray.

0
282

Waxaa  magaalada Nyon ee dalka Switzerland lagu qabtay isku aadka wareega 16aad ee  Champions League iyadoo ay ka soo baxeen kulamo xiiso badan.

Kulanka ugu culus wareega 16ka Champions League waa Barcelona oo ka horimaaneysa kooxda gaartay finalka xilli ciyaareedkii hor ee Paris Saint-Germain.

ISKU AADKA OO DHAMEYSTIRAN:

Atalanta vs Real Madrid

Sevilla vs Borussia Dortmund

Barcelona vs Paris Saint-Germain

FC Porto vs Juventus

RB Leipzig vs Liverpool

Atletico Madrid vs Chelsea

SS Lazio vs Bayern Munich

Borussia Monchengladbach vs Manchester City

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here