Iskaashatooyinka Xoogsatada deegaanka Jaziira Oo Ka Cabanaya Canshuur Lagu kordhiyay.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Iskaashatadan ka shaqeysta Carada iyo dhagaxaanta guriyaha lagu dhisto ayaa waxay ka cabanayaan in lagu soo Rogey Caanshuur aysan awoodin dhibaatana ku ah Nolol maalmeedkooda iyagoo sheegey in ay deegaanka Jasiira halka laga qodo dhagaxa iyo Ciida ay mudo ka shaqeysanayaan.

Qaar ka mid ah Iskaashatooyinka ayaa waxey codsdeen in laga dhaafo Canshuurta lagu soo rogey maadama aan awoodin shaqadana ay u tahay mid lafdhabara ah oo ay ku maareyaan noolasha qoysiskooda.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here