Iskaashatada Makiinadaha Shiida Badarka Baardheere Oo Codsadey in Loo iibiyo Qalab

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Roobka iyo daadadkii ku dhuftay Baardhere ayaa saamayn ku yeelatay Makiinadaha Shiida Badarka ,Cajiinka iyo Saliid Macsarada ee degmada Baardheere, waxay waayeen qalabkii ay ku shaqayn jireen madaama ay biyaha ka qaaday.Dad badan oo noolashooda ku mareenjiray Makiinadaha Shiida Badarka ayaa soo wajahaday shaqo la’aan.

qaar ka mid ah dadka ka shaqeeysanayay Makiinadaha Shiida Badarka ayaa waxa ay ka hadlayeen sida u saameeyay fatahaada iyagoona codsaday in loo iibiyo qalbka matooradasi oo biyaha ka qaaday

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here