Beeraleyda Shabellada Dhexe Oo loo qabtey Tababar ku saabsan kobcinta wax soo saarka Beeraha

0
197

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Tatabarkaan ayaa waxaa uu uljeedkiisa wuxuu yahay kobcinta wax soo saarka beeraha degaanada dowlad goboleedka Hirshabeelle iyadoona loo qabtay iskaashatada beeralayda gobolka Sh/dhaxe.

Fulinta tababarka ayaa waxaa iska kaashanaya wasaaradda beeraha Hirshabeelle, hay’adda WFP iyo Kambaniga STS.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here