Iskaashatada Beeraleyda KG Oo Loo qabtey Tababar ku saabsan Beerashada Waarta

0
181

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ujeedka loo qabtey tababarkan ayaa ahaa sidii Beeralayda loo bari lahaa Beerashada waarta, (joogtada ah) waxaana loo qabtey iskaashatooyinka Beeralayda iyo qaar kamida Haweenka ku nool Kaamamka Magaalada Baydhabo,Waxaana tababarka ka Taabageliyey Hay’ada Beeraha Cset, Oo Kaashaneysa Wasaarada Beeraha Iyo Waraabka Dowlada KGS Iyo Hay’ada Arimaha Qaxootiga Ee NRC.

warkung waliba nig haaye  Abdyqaadir Mathey Nur War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here