Iskaashatada Beeraleyda Gobolka Baay Oo walaac kamuujiyey Xaalka Beeraha

0
123

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iyadoo dhawaanahan Roobabkii deyrta ee daadadka watay da,ayay waxay saameen ku yeeshey Beeraleyda Gobolka Baay daadka ayaa inta badan cagta mariyey dhul beereed aad u baaxad weyn oo qaarkood Abuur ku jirey.

Abdinur Ibraahim Maxamed Gudoomiyaha iskaashatada Dallada Beeraleyda Gobolka Baay, waxa uu Radio Arlaadi uga waramey xaalada Beeraha Isagoo sheegey in in Roobka daadka watey uu u geystey qasaara aan la soo koobi karin.

Warkung waliba nig haaye Eeding Geesey

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here