Iskaashatada Beeralayda Garoowe Oo Lagu Wareejiyey Warshad soo saarta Calafka Xoolaha

0
78

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxaa lagu wareejiyay qalabka lagu fashto beeraha oo ka kooban makiinado iyo Warshad soo saari doonata Calafka Xoolaha kuwaasi oo looga tala galay in lagu xoojiyo wax soo saarka Iskaashatada Beeralayda Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal.

Qalabkaan lagu wareejiyay Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Dowlad goboleedka Puntland ayaa waxay ka yimadeen hay’adda FOA iyadoona mashruucaan uu yahay mid tijaabo ah si loo ogaado wax soo saarta Iskaashatada Beeralayda Degmada Garoowe ee Gobalka Nugaal.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here