Isbitaalka Kismaayo Oo Lagu kor dhinayo Qeybta la Tacaalidda Tacadiyadda loo geysto Haweenka.

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Xaruntan lagula tacaali doono tacadiyadda ee dumarka iyo Caruurta ku dhaca ayaa waxaa si wadajir Isbitaalka magaalada Kismaayo uga dhagax dhigay Wasiirka Wasaaradda Haweenka jubaland iyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Caafimaadka Maamulkaasi

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Axmad Maxamad Axmed ayaa uga mahad celiyay wasaarada haweenka jubaland dhagax dhiga xaruntan loogu adeegi doono dumarka iyo caruurta loo geysto tacadiyada waxana uu sheegay in wasaarada haweenka jubaland ay qabatay howl ay baahi weyn u qabeen .

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here