Isbitaalka Degmada Qorulugud Oo la gaarsiiyey Daawo iyo agab kale.

0
52

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Deeqdan isugu jirtay Agab Caafimaad iyo Daawooyin Lagu wareejiyey xarunta Caafimaadka Ee Degmada Qorulugud ayay ahayd mid baahi loo qabey maadama Isbitaalka ay jiifaan Bukaano kala duwan oo u raba daryeel Caafimaad.

Gudoomiyaha Gobolka Tog-dheer ayaa daawooyin iyo agabkaas caafimaad ku wareejiyey Maamulka xarunta caafimaadka ee degmada Qorulugud si ay Bulshada uga adeegaan.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here