Isbitaalka Degmada Awdheegle Oo Qarka u saaran in uu Xirmo.

0
42

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Si loo Qiimeyo Xaaladaha ay ku shaqeeyaan Xaruumaha looga Adeego Bulshada ee Degmada Awdheegle ayaa waxaa Masuuliyiin katirsan DFS ay Kormeer Qiimeeyn ah ku tageen Xaruunta MCH-ka degmada Awdheegle iyo Iskuulka Magaalada.

Masuuliyiintan oo ay ka mid yihiin Xildhibaan Maxamed Yuusf Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka JFS ,Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed iyo Taliyaal ayaa Guug ahaan Kormeerey MCH-ka degmada Awdheegle oo qarka u saaran inuu Xirmo.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here