Isbitaalka deegaanka Docoleey Gobolka Galgaduud Oo qaybo cusub lagu kor dhiyey.

0
92

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Qeybta hooyada iyo dhalaanka ee lagu kordhinaayo isbitaalka deegaanka Docoleey oo 45KM dhinaca bari degmada Cadaado ee gobolka Galgaduud, waxaa iskaashi bulsho ku dhisaya dhalinyarada degaanka ka soo jeeda oo sidoo kale qeybaha kale ee bulshada kaashaneyaa.

Cabdiraxmaan Macalin Maxamuud oo ah wakiilka dhalinyarada howshaan gacanta ku heysa ayaa ka warbixiyay baaxadda qeybtaan cusub ee dhismaheeda la bilaaway.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here