Isbitaalka Deegaanka Bacaadweyn Oo dib u dayactir Lagu Sameeyey

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Isbitaalka Guud ee Deegaanka Bacaadweyn Oo mudo lagu waday dib u dhis kaas oo ay baahi weyn u qabeen Bulshada Deegaankaas waxaana ka qeyb qaatey dib u dhiskiisa Wasaarada Caafimaadka Puntland iyo Hey’ada Unicef isagoona si Casri ah loo qalabeeyey

Munaasabada Dahfurka isbitaalka ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir-kuxigeenka Wasaarada Caafimaadka Puntland Gudoomiye Maamulka Deegaanka Bacaadweyn iyo Hawl wadeenada Isbitaalka iyo marti sharaf kale.

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here