Isbitaalka Banaadir oo la dhigay Carruur soo ritay Cudurka Jadeecada

0
108

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa sii kor dhaya Kiisaska Cudurka Jadeecada uu soo ritey Caruur fara badan Magaalada Muqdisho ku nool kuwaasi oo la la dhigey Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka Ee Banaadir oo lagula tacaalayo Xaaladooda Caafimaad.

Dr Cumar Cabdulle Jimcaale Madaxa Qeybta Karantiilka Isbitaalka Banaandir ayaa si faahfaahsan uga hadlay Kiisaska Cudurka Jadeecada ay qaabileen iyo waxyaabaha sababay in waqtigaan uu soo bato kiisaska uu soo ridanayo Cudurkan Jadeecada iyo sida ay tahay in loola dagaalamo.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here