Isbitaal si Casri ah Loo dhisey Oo Muqdisho laga Furey

0
84

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Munaasbada Xarig looga jeraayey isbitaalka cusub ee xorseed ayaa lagu Qabtey magalada Muqdisho Ee caasimada dalka,Waxaana Goob joog Ka ahaa Xildhibaano Dhaqaatiir Ganacsato Haween dhalinyaro iyo Martisharaf kale.

Isbitaalka Cusub ee Xorseed ayaa waxaa ku Diyaarsan qeybaha kala Duwan ee Adeegyada Guud ay bu Baahanyihin Bukaanada Ayidoo ay ka Howvalaan Dhaqaatiir Taqasus kala Duwan leh.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here