Isbedel ku Yimid Qiimaha La iibiyo Qudaarta Suuqyada Baydhabo.

0
103

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Sare u kac weyn oo dhinaca Qudaarta ah ayaa laga dareemayaa suuqyada Qudaarta Magaalada Baydhabo ,Arrintan ayaa saameyn ku yeelatay dhaq dhaqaaqa wax kala iibsiga suuqyada, in kastoo ay sare u kaceen Qudaarta nocyadeeda kala duwan ayaa hadana waxaa si weyn loo dareemayaa Qiimo kororka ku yimid Yaanyada, Bardhada, Koostada, iyo wixii la mid ah.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here