Isbedel dhinaca Ganacsiga Oo laga dareemayo Suuqa Xoolaha Ee Degmada Dhoobley

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Waxaa dhoorkii sana ee la soo dhaafey gobolada dalka soomaliya ka jireen abaaro is daba joog ah kuwaasi oo saameyn weyn ku yeeshey dadka xoola dhaqatada eh maadama ay noolashooda ku tiirsaneyda xoolaha

Suuqa xoolaha ee degmada dhoobley mudo laguma soo hareynini xoolo iib ah balse hada waxaa suuqa ka jira dhaq dhaqaq wanaagsan

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here