Isbedel Adeegyada Bulshada OO laga Dareemayo Degmada Xarardheere.

0
32

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Degmada Xaradheere ee Gobolka Galgaduud ayaa waxay kamid tahay Degmooyinka dhawaan Dowlada Soomaaliya la wareegtey waxaa laga dareemayaa Horumaro kala duwan dhinacyada Amaanka Ganacsiga iyo xarumaha Danta guud inkastoo ay duruufo kale jiraan

Warkung waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here