Isbaarooyinkii yaalay Duleedka Baladweyne Oo Lagu Guuleystay In La qaado.

0
12

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Isbaarooyin Badan oo la dhigtey Wado Isku Xirta Magaalada Baladweyne iyo Degmada Matabaan, ayaa Shaqaaqooyin ka dhaceen taas oo la dhigey in ka badan Sodon Isbaaro.

Waxaa Guud ahaan Intooda badan La qaaday Isbaarooyinkii yaalay Duleedka Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan, Halkaas oo ay Gaareen Odayaal dhaqmeed, Culmaa’udiin iyo Sidookale Haween.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here