Internetku Muxuu Faa’iido ah ayuu U Leeyahay Bulshada?

0
619

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Isticmaalka Adeega Internetka ayaa sanadihii dambe ka noqday mid Bulshada si caadi ah ula qabsadeen isticmaalkiisa Barsentejka dadka isticmaala Adeega Intrenetka ayaa ah mid aad u sareysay Inkastoo dunida ay leedahay waxwalba caqabad iyo Hormar Hadaba Maxay tahay Faafidada Bulshada Caalamka iyo Bulshada Somaaliyeed u leedahay isticmaalka Intrenetka waxa sharxaya Ustaad Axmed Aadan Cabdi Beder Qabiir dhanka Tiknoolajiyada ah ahna Maamulaha Iskuulka IPC.

Warkan waxaa inoo haya Cabdiqaadir Maxamed Nuur Warcade

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here