In Kabadan 680 Qoys Oo Danyer aha Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool.

0
351

Qaar Ka Mid ah Qoysaska Danyerta ah Ee Ku Nool Degmada Waajid Ee Gobolka Bakool ayaa Waxaa Loo Qeebiyey Deeq Raashiin ah Waxaana Dadka Ka Faaiideystey Deeqdaan ay Isuga Jireen Dad Naafo ah Oo aan Awoodin Sedaxada Waqti in ay Wax Cunaan Iyo Sidoo Kale Dadka Ku Nool Kaamamka Degmadaasi Waxaana Deeqda Ka Faaiideystey Ku Dhowaad Lex Boqol Iyo Sideetan Qoys.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here