Qoysas Loo qeybiyey Kaarar Lagu siinayo Macaawino.

0
101

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ku dhowaad Lix boqol oo qoys oo danyar ayaa loo qeybiyay kaar Mucaawimo lagu siinayo mudo lixbilood Dadkaas ayaa isugu jira Qaxooti dalka dib ugu soo laabtey si noloshooda loo kabo kuwaasi oo ku nool deegaanada Soomaaliland.

Rooble ibraahim maxamed Agaasimaha Dadka soo noqonaya iyo Agaasimaha waxada Qaxootiga ee Soomaliland cabadi cali mire ayaa waxay ka hadleen masharuucan muhiimada uu leeyahay inta uu socon doono.

Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here