In ka badan Afar kun Qoys Oo Deeq Raashiin ah Loogu Qeybiyey Deegaanka Lafoole.

0
60

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Hey’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka Soomaaliyed ee SoDMA ayaa deegaanka Lafoole oo hoostaga degmada Afgooye ee Gobolka Shabeelaha Hoose, waxa ay gargaar ugu qaybisay 4,350 Qoys oo ka mid ah dadka deeganadodii uga soo barakacay Daadadka El-Niño iyo fatahaadaha Wabbiyada.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here