In ka badan 1,500 oo Arday Oo Baladweyne ugu fariisatay Imtixaanka Shahaadiga fasalka12aad.

0
109

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa maanta ka furmay imtixaanka fasalka 12-aad ee Dugsiga Sare oo ay qaadeyso Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Imtixaanka ay maanta u fariisteesteen Ardeyda ayaa horey waxaa u dib ugu dhacay saameynta ka dhalatay fatahaadii uu sameeyey webiga Shabeelle bishii May ee sanadkan.

In ka badan 1,500 oo Arday ayaa Maanta Magaalada Baladweyne ugu fadhiistay Imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka12aad oo ay fureen Gudoonka Waxbarashada Gobolka Hiiraan iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Goobolka Hiiraan iyo Kormeerayaal ka socdey wasaarada Waxbarashada.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mahamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here