In ka badan 13 macalin oo fursado shaqo ka helay iskuulka Cumar Binu khadaab ee Baladweyne.

0
125

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Iskuulka cumar binu khadaab oo kamid ah iskuuladii ugu horeeyay ee laga hirgiliyay xiligii burburka kadib magaalada Baladweyne ee xaruunta gobalka Hiiran ayaa waxaa fursado shaqo ka helay In kabadan 13 macalin kuwaasi oo ka howgala qeybaha kal duwan ee iskuulka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here