In ka badan 1000 Qoys oo Danyar ah oo ku Nool Degmada Waajid ee Gobolka Bakool oo Deeq Raashin ah La Gaarsiiyey.

0
360

Baydhabo(Radio Arlaadi)- Shacabka ku nool Degmada Waajid ee Gobolka Bakool ayaa Waxaa la gaarsiiyey Deeq Raashiin ah oo isagu jirta bur bariisa sokor saliid iyo timir Waxaa loo qeybiyey ku dhowaad kun iyo sedax boqol oo qoys oo iskuga jiraan dad danyer ah kuwaasi oo Ku nool degmada Waajid iyo tuulooyinka hoos yimaada.

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here