Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 12aad Oo ka Furmey Gobolada dalka.

0
13

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Magaalada Muqdisho ee caasimada Soomaaliya iyo gobollada dalka waxaa ka furmay imtixaanaadka shahaadiga ah ee dugsiyada sare, kaas oo ay sanadkii 10-aad qaadeyso wasaaradda waxbarashada, hidaha iyo tacliinta sare.

Sanadkan waxaa imtixaanka ka qayb-galaya arday ka badan 37 kun, Guud ahaan Dalka sida uu shaaciyay wasiirka waxbarashada Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir oo ka hadlay furitaanka imtixaankan.

Warkung waliba nig haaye Abdyraamang Mohamed Ahmed Oday 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here