Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hoggaamiye Kuxigeenka Maamulka SSC-Khaatumo Dr. Maxamed Cabdi Ismaaciil Shiine ayaa maanta si rasmi ah uga daahfuray Iskuulka Abyan ee Magaalada Laascaanood imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Maamulka SSC-Khaatumo. Hoggaamiye Kuxigeenka waxa wehelinayey Wasiirka Waxbarasha Mudane Cabdixakiin Jaamac Dalmar iyo xubno kale oo ka tirsan labada gole ee Baarlamanka & fulinta.
Warkung Waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi