Imtixaanka Shahaadiga Dugsiga Sare Oo sanadkaan Loogu Fadhiistey Degmooyin hor leh ka tirsan KG

0
126

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Arday gaaraysa 4,300 Ayaa guud ahaan u Fadhiisatey Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare Fasalka 12aad Dowlad Goboleedka KG,iyadoo sanadkaan la gaarsiiyey Degmooyin horleh oo aan horey u gaarin Imtixaanka

Wasiirka Waxbarashada KGS oo ay Wehlinyaan Wasiir Ku Xigeenka Wasaaradda Waxbarashada, Agaasimaha Guud ayaa Magaalada Baydhabo ka dahfuray Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Sare, Fasalka 12aad.

Warkung Waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here