Imtixaanka qaadashada macalimiinta Dugsiyada Farsamada oo laga daah furay Muqdisho.

0
79

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta Sare dowladda FS ayaa waxay imtixaanka farsamada gacanta u qabatay ku dhawaad 256 Macallin kuwaasi oo loogu qabtay magaalooyinka kala ah Muqdisho, Balcad, Dhuusamareeb,Baydhabo iyo Baardheere.

Guddoomiyaha guddiga qaadashada macallimiinta ee wasaaradda waxbarashada Xasan Maxamed Cali ayaa sheegay in imtixaanka farsamada gacanta uu yahay mid ay soo codsadeen dhamaan macalimiinta u fadhiisatay imtixaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here