Imtixaanka Macallimiinta Iskuulada Hoose dhaxe Puntland Oo Ka Furmey Garoowe

0
114

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)12 Degmo Oo Ka tirsan Deeganada Maamulka Puntland ayaa waxaa si Rasmi ah uga Bilowdey Imtixaankii xaqiijinta tayada macallimiinta wajigiisa labaad, kaas oo intii uu socday kormeer joogto ah lagu hayay.

Macalimiinta Imtaxaanka Loo Furey ayaa gaaraya kun Sideed boqol Oo Macalin ah ku kala galaya guud ahaan Puntland.

Warkung Waliba nig haaye Abdyqaadir Mohamed Nor War’ady

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here