Imtixaanka Fiinalka sanad jaamacadeedka 2021-2022 ee Jaamacadda Baydhabo Oo La soo gabagabeeyay.

0
208

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Imtixaanaadka Finaalka ah ee Sanad Jaamacadeedka 2021-2022 ayaa lagu soo gabagabeeyey Xaruunta Jaamacadda Baydhabo,Imtixaanaadkaan ayaa waxa soo bilowdey 5 bisha jun Waxaana uu socday Mudo isbuuca, boqolaal arday oo dhigta jaamacada baydhabo kuliyadaha kala duwan ayaa u fadhiistay imtaxaanka.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here