Imtaxaanka Fiinaalka Oo Loogu Fariistey Jaamacadaha Magaalada Baydhabo

0
90

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Ardayda Jamacada Ganaany Magaalada Baydhabo ayaa u fariisteen Imtixaanka Fiinalka Ee 2022-2023 waxaana Imtixaanka oo ka socdaa Labada xarumoood ay Jamacada ku leedahay Baydhabo ee Raamo_Campus Iyo Furaat_Campus Ee Jaamacadda Ganaany.

Imtixaankaan ayaa ah midkii ay Ardayda ugu Gudbi lahayeen Simistarada hore halka kuwa simistarka 8aad ay heli doonaan Shahaadada Jaamacada ayagoo ay mudo ku gudi jireen Difaacashada Buugta Heerka koowaad ee Jamacada.

Warkung Waliba nig haaye Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here