Imtaxaanka Fasalka 8aad ee Dugsiga Dhexe Oo Ka Bilowdey Magaalada Baydhabo

0
74

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) 8949 ardey ayaa Maanta u fadhiisatey KG imtixaanka dugsiga dhaxe taas oo tiro ahaan ka badan tiradii ardeyda sanadkii hore u fadhiisatey imtixaanka,45 goobood oo ku kala yaala degmooyinka koonfur Galbeed ayaa Dawlada KGS u qorsheysey in ardeyda ay ku galaan imtixaanaadka iyadoona imtixaanka ay qaadeyso wasaarada waxbarashada hidaha iyo tacaliinta sare ee Dowlada KGS.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here