Imtaxaanadka Shahaadiga Fasalka 12aad Ee Dusiga Sare Oo Maanta Loogu Fariistay Baydhabo.

0
288

Baydhabo(Radio Arlaadi)-3500 oo ardey ayaa u fariistey imtaxaanaadka shahadiga ah ee fasalka 12 aad ee Dugsiyadda Sare ee Koonfurgalbeed .Imtaxanaadka dugsiyadda sare oo ay qaadeyso Wazaarda Waxbarashadda DFS  Ayaa waxa uu deganada Konfurgalbeed areyda shahaadiga ah ugu kala fariisnayaan Sedaxda gobal gaar ahaan magaalooyinka Marka Baydhabo iyo Afgooye

Warkan waxaa inoo haysa Maryan Macalin Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here