Idaacada Arlaadi Oo Maanta U Dabbaal-dagtay Sanadguuradii Labaad Markii ugu horeysay ee Hawada ay soo gashay

0
281

Baydhabo(Radio Arlaadi)-15kii bishii November 2018kii Idaacada Arlaadi ayaa si rasmi ah looga hergeliyay Magalada Baydhabo oo ah xarunta Gobolka Baay Maantana waxay ku beegan tahay 15ka bisha November 2020 oo ah Sanad-guuradii 2aad ee Radio Arlaadi.

Warbixintan Waxaa inoo haya Bishaar Mayow Muktaar

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here