Idaacada Arlaadi Oo Maanta Shan Sano jirsatay.

0
98

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Idaacadda Arlaadi ee magaalada Baydhabo ayaa maanta oo ay tariiqdu tahay 15/11/2023 waxaan u dabaal dagoysaa sanad guuradii 5,aad ee ka soo wareegatay maalintii hawada ay soo gashay 15/11/2018.

Idaacadda Arlaadi ayaa waxay ka shaqeysaa oo bees u ah arimaha bulshada iyadoona dhamaan Wararka iyo Barnaamijada ka baxa ay yihiin kuwo looga hadlaayay arimaha bulshada.

Maalintaan ayaa maalin weyn u ah maamulka iyo shaqaalaha Idaacadda Arlaadi madaama shatii sano ee la soo dhaafay ay yihiin kuwo ka soo shaqeynaayay sidii loo soo bandhigi lahaa Wararka iyo Barnaamijada ku saabsan arimaha bulshada kuwaasi oo qaarkood labaahiyay lagu soo bandhigay ama baahintooda ay gar gaaro ku heleen bulshadaasi.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here