IBS Bank iyo SOS Oo kala saxiixday Heshiis lagu taageerayo Xanaaneynta Carruurta dalka.

0
55

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi) Hashiiskan ayaa ah mid lagu taagarayo Caruurta aan heysanin daryeel waalidnimo oo ku jiro tuulada SOS, hashiiska ayaa isugu jira hirgelinta dhismiyaal xaruunta laga dhiso iyo daryeelka caruurta iyadoo si gaar ah IBS Bank uu kafaala qaaday qeyb kamid ah xaafada ah iyo tuulada oo ay ku jiraan caruurta oo aan heeysan daryeel waalid
munaasabadan ayaa waxa ka soo qayb galay masuuliyiin ka socdayIBS Bank iyo Agaasimaha tuulada SOS , iyo qaybaha kala duwan ee bBulshada deegaanka.

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here