Howlgalo Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo laga Sameeyey Xaafadaha Magaalada Baydhabo

0
62

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Mas’uuliyiin uu horkacaayey Wasiirka Wasaarada Amniga Gudaha KG Xasan Cabdulkadir Maxamed oo ay qeyb ka ahaayeen Gudoomiyaha Gobolka Baay Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Baay Gudoomiyaha Deegaanka Awdiinle iyo saraakiil kale ayaa kormeer Amni ku sameeyey guud ahaan Xaafadaha Magaalada Baydhabo

Mas’uuliyiinta ayaa Kormeerka ku sameeyay sida ay u shaqeenayaan laamaha Amaniga Magaalada Bayadhabo qaar kamid ah Gudoomiyaha Gobolka Baay Mahamed Isaaq Caracase iyo Taliyaha Ciidanka Booliska Gobolka Baay Aamiin Mad daruur oo la hadleen dadka fadhiyey wadooyinka ayay ka dalbadeen in ay Laamaha Amniga kala shaqeeyaan Horumarinta Amniga

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here