Howlgal lagu Burburinayo Guriyaha Wadooyinka soo galay Oo ka Bilowdey Garoowe.

0
8

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Dowladda Hoose Degmada Garowe ayaa wali wada burburinta dhulka sharci darada ah ee soo galay wadooyinka dadweynuhu isticmaalaan gaar ahaan kuwa dhax mara Xaafadaha kuwaas oo ka jirtey Ciriiri ayna adkeyd in Baabuurtu si fudud ku marto

Warkung waliba nig haayte Rahmy Salaad Abdyllahi 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here