Howlgal ka dhan ah Xaalufka Deegaanka Oo ka dhacay Degmada Qardho.

0
87

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Qardho oo kaashanaayo ciidanka Booliska gobolka Karkaar ayaa waxay gacanta ku dhigeen goob lagu sameynaayay dhuxul oo ku yaala duleedka magaalada Qardho iyadoona ciidanka gacanta ku soo dhigay agab iyo qalab kale oo loo adeegsanaayay sameynta dhuxusha iyo dadkii ku lugta lahaa.

Warkung waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here