Howlaha Nadaafada Degmada Boondheere Oo Shirkad Lagu Wareejiyey.

0
73

Baydhowy( Raathiyow Arlaathi)Maamulka degmada Boondheere ee gobolka Banaadir oo kor u qadaya bilicda iyo nadaafadda degmada ayaa shirkadda nadaafadda ee Sixa waxaa uu ku wareejiyay guud ahaan howlaha nadafadeed ee degmadaasi.

Munaasabad kooban oo lagu qabtay degmada ayaa waxaa lagu soo bandhiggay qalab nadaafadeed, Gaadiid iyo shaqaalo u tababaran ka shaqeynta nadaafadda.

Warkung Waliba nig haaye Siid Ali Muuse Ateera

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here