Howgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Oo Laga Sameeyey Xaafadaha Baydhabo.

0
57

Baydhowy (Raathiyow Arlaathi) Qaar ka mid ah xaafadaha magalada baydhabo ayaa laga fuliyey Howlgal Lagu Xaqiijinayo Amniga Magaalada ayidoona goobaha laga fuliyey ay qeyb ka yihin xaafada mursal iyo suuqyada magalada

Ujeedka Howlgalkaan Ayaa ahaa Xaqiijinta Amaanka si Shacabka ay Uga Cibaadaystaan si Nabdoon ayigoona howgalada ay horkacayeen Gaashanle Dhaxe Huseen Keerow Iyo qaar ka mid ah saraakiisha amaanka ee magalada baydhabo.

Warkung waliba nig haayte Mariing Mallyng Abshir

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here